w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - FOGAAN

Fogaanta, Loolka iyo Dhigaha

Cabbirka ay samaysatay Kenya oo ay ku cabirtay xadkeeda, waxay cinwaan uga dhigtay: "Aagga Ganaacsiga (EEZ) ee Jamhuuriyadda Kenya waa bedka ay xadaynayaan baraha cabbirkoodu hoos  ku qoran yahay iyo ballac 200nmi oo laga cabirayo xeebta."

Magaca Goobta Lool Dhig
Diua Damasciaca 1°39'34.253"S 41°34'44.196"E
E-Diua Damasciaca 1°39'36.000"S 44°54'47.520"E
E-Diua Damasciaca 1°39'36.000"S 44°54'47.520"E
E-A 2°39'36.000"S 44°43'19.092"E
E-B 3°39'36.000"S 44°15'13.896"E
E-C 4°40'53.004"S 43°20'36.204"E
T-C 4°40'55.740"S 39°36'30.240"E
T-B 4°40'52.000"S 39°36'18.000"E
T-A 4°49'56.000"S 39°20'58.000"E
B-MK 4°49'51.636"S 39°20'59.244"E
Magaca Goobta Lool Dhig
Diua Damasciaca 1°39'34.25344"S 41°34'44.19626"E
Kiungamwina Drying 1°46'39.55824"S 41°30'09.02159"E
Mwamba Haasani 2°07'04.15178"S 41°11'50.25051"E
Mwamba Wa Punju 2°36'51.85347"S 40°37'01.06070"E
Ras Ngomeni 2°58'46.46191"S 40°14'24.69583"E
Leopard Reef 3°16'18.11141"S 40°09'42.26120"E
Jumba La Mtwana 3°56'23.60363"S 39°47'18.81358"E
Leven Reef 4°03'03.42975"S 39°43'21.75929"E
Chale Reef 4°27'37.64311"S 39°32'01.50853"E
Mwamba Kitungamwe 4°48'25.43385"S 39°21'32.85192"E

Waa Maxay Xaqiiqadu

Xeebta u dhaxaysa Soomaaliya iyo Kenya waxay dhacdaa loolka iyo dhigta (1°39'13"S, 41°34'02"E). Halka barta xadayneysa fogaan xeebta u jirta 200nmi (370.4km), islamarkaasna ay ogeyd dawladdii Soomaaliyeed, ay dhacdo loolka iyo dhigta (3°30'49"S, 44°20'01"E) - waa marka la adeegsado xagasha 124° Bearing. Haddaba haddii cabbiradaas laga qiyaas qaato, oo si toos ah xeerbta looga socdo fogaan ah 350nmi (648.2km), waxaa markaas badda Soomaaliya xadkeeda cusub ee ay la wadaagto Kenya uu dhacayaa loolka iyo dhigta (4°54'13"S, 46°24'55"E).

Marka laga soo bilaabo xeebta ilaa fogaanta 350nmi waxaa soo baxaya xarriiq leh loolka iyo dhigaha hoos ka muuqda. FG: Cabbirkaas waxaan ka samaynay anagoo adeegsaney JavaScript iyo Qaacidada loo yaqaan "Haversine" iyo khariidadda GoogleEarth. Sidaas daraadeed cabbiradaasi wax yar ayey ka badan karaan ama ka yaraan karaan qiyaasta (+/-). Sidaas daraadeed waxaa Dawladda Soomaaliyeed la gudboon in ay adeegsadaan cabbir rasmi ah, sida GPS iyo Survey rasmi ah.

Taas oo jirta, haddana cabbiradani waxaa looga qiyaas qaadan karaa in la barbar dhigo cabbirada xadka badda ee Kenya u gudbin doonto Qarammada Midoobay. Wixii xarriiqdaan ka sareeya (ee xiga dhanka Waqooyi/WaqooyiBari) waxaa leh Soomaaliya (Eeg khariidada hoose).

FG: Xeerka aan ku helay cabbirada hoose ka eeg halkan

Fogaan: nmi (km) Lool Dhig
0 (xeebta) 1°39'13"S 41°34'02"E
10 (18.52) 1°44'48"S 41°42'19"E
20 (37.04) 1°50'24"S 41°50'37"E
30 (55.56) 1°55'59"S 41°58'54"E
40 (74.08) 2°01'34"S 42°07'12"E
50 (92.60) 2°07'09"S 42°15'29"E
69 (111.12) 2°12'44"S 42°23'47"E
70 (129.64) 2°18'19"S 42°32'04"E
80 (148.16) 2°23'54"S 42°40'22"E
90 (166.68) 2°29'29"S 42°48'40"E
100 (185.2) 2°35'04"S 42°56'58"E
110 (203.72) 2°40'39"S 43°05'16"E
120 (222.24) 2°46'13"S 43°13'34"E
130 (240.76) 2°51'48"S 43°21'52"E
140 (259.28) 2°57'23"S 43°30'10"E
150 (277.80) 3°02'57"S 43°38'28"E
160 (296.32) 3°08'32"S 43°46'46"E
170 (314.84) 3°14'06"S 43°55'05"E
180 (333.36) 3°19'41"S 44°03'23"E
190 (351.88) 3°25'15"S 44°11'42"E
200 (370.4) 3°30'49"S 44°20'01"E
210 (388.92) 3°36'23"S 44°28'20"E
220 (407.44) 3°41'58"S 44°36'38"E
230 (425.96) 3°47'32"S 44°44'57"E
240 (444.48) 3°53'05"S 44°53'17"E
250 (463.00) 3°58'39"S 45°01'36"E
260 (481.52) 4°04'13"S 45°09'55"E
270 (500.04) 4°09'47"S 45°18'15"E
280 (518.56) 4°15'20"S 45°26'34"E
290 (537.08) 4°20'54"S 45°34'54"E
300 (555.60) 4°26'27"S 45°43'14"E
310 (574.12) 4°32'01"S 45°51'34"E
320 (592.64) 4°37'34"S 45°59'54"E
330 (611.16) 4°43'07"S 46°08'14"E
340 (629.68) 4°48'40"S 46°16'34"E
350 (648.2) 4°54'13"S 46°24'55"E

 Eeg: Xeerka JavaScript iyo Qaacidada loo yaqaan "Haversine"

FG: Cabbiradaas si loo helo waxaan xeerinay xagasha 124° oo ah xagal u dhaxaysa jihada Waqooyiga Adduunka iyo jihada tooska ugu aadan xeebta marka loo dhaqaaqo dhanka badda, xagashaas oo loo yaqaan "Bearing")


Isha sawirka: GoogleEarth.

Khariidado kale oo Fogaantan la xiriirta halkan ka eeg... ama Kulaabo Warbixinta.

Faafin: SomaliTalk.com | March 1, 2009

Kulaabo bogga www.SomaliTalk.com © www.SomaliTalk.com

La soo xiriir: webmaster@somalitalk.com

 
 

Copyright © SomaliTalk.com | 1999 - 2009