w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - WARBIXIN

Khariidado iyo Buugaag


 


Khariidad muujineysa Loolka iyo Dhigaha Xadaynaya badda u dhaxaysa Somalia iyo Yemen.. Isha sawirka: GoogleEarth


Khariidad muujineysa Loolka iyo Dhigaha Xadaynaya badda u dhaxaysa Somalia iyo Kenya. Isha sawirka: GoogleEarth


Loolka iyo Dhigta 4°54'13"S, 46°24'55"E ayaa xadaynaya cabbirka cusub ee badda u dhxaysa Somalia iyo Kenya


Cabbiradii iyo xadayntii hore ee badda Soomaaliya


khariidada Kenya u gudbisey Qarammada Midoobay oo muujineysa sida ay Kenya u sheeganeyso badda Soomaaliya


Khariidad muujineysa xadka badda Soomaaliya, ayadoo la adeegsanayo 200nmi . Isha: Buuugga V.L Forbes



Kharaada hore oo muujinaysa xadka badaha oo la calaamadiyey. Isha: Buugga Continental Shelf Limits ee uu qoreen Peter J. Cook & Chris Carleton (2000)



 


Shaxda Dalalka iyo badda inta ay hore u sheegteen - Warbixintii UN-ta ee May 28, 2008.



Buugga "Continental Shelf Limits" ee ay qoreen Peter J. Cook, Chris Carleton (2000) , bogga 67aad, waxaa uu kaga hadlay cabbirka Cirifka Qalfoofka Qaaradda (Continnental Margin) ee 200 nmi. Australia waxay sheegataa baaxad badeed oo gaareysa 8.6 million km2 oo ah aagga EEZ Waxaa jira dadal kale sida Argentina, Canada, Indonesia, New Zealand, Russia iyo USA oo ay dhici karto in ay sheegtaan bed ka badan 2 million oo laba jibaaran. Burma iyo Soomaaliya waxaa mid kasta sheegan karaa bed gaaraya 390,700km2, halka Ciraaq, Jordan, Singapore iyo Zaire ay sheegaan karaan 1000km2.



Buugga "The maritime boundaries of the Indian Ocean region" oo uu qoray Vivian Louis Forbes (1995)



Buugga "Regime of Islands in International Law" ee u qoray H.W. Jayewardene (1990)



Buugga "Exclusive Economic Zone Claims" oo uu qoray Robert W. Smith (1986)



Buugga "Eastern African States and the Exclusive Economic Zone" ee uu qoray Aggrey K L J Mlimuka (1998).



Buugga "African States and Contemporary International Law", oo uu qoray Tayo O. Akintoba (1996)



Buugga "Crucible for Survival: Environmental Security and Justice in the Indian Ocean Region" oo ay qoreen Timothy Doyle iyo Melissa Risely (2008)
 

 



The Red Sea and the Gulf of Aden
Qore: Ruth Lapidoth, dabacadii 1982.

 


Tixraac dheeraad ah:

Website Shirkii Qaramada Midoobey ee April 29, 1958 ee xeerka badaha adduunka: http://untreaty.un.org/cod/avl/ha/gclos/gclos.html

Sida ku cad buugga CIA Factbook, Soomaaliya waxay sheegataa in 200 nmi oo badda ah ay ka mid tahay dhulka Soomaaliya.
Somalia: territorial sea: 200 nm
https://www.cia.gov/library/publications/the-world-factbook/fields/2106.html

Warbixin Indonesia ka diyaarisay xadka badaheeda: http://www.un.org/
http://www.southchinasea.org/docs/
http://en.wikipedia.org/wiki/Territorial_waters
http://en.wikipedia.org/wiki/Arab_League
http://en.wikipedia.org/wiki/United_Nations
http://www.un.org/members/list.shtml
http://en.wikipedia.org/wiki/African_Union
http://www.un.int/somalia
So.Sh. Exchange rate  (Shillings): http://users.erols.com/kurrency/so.htm
http://www.un-somalia.org/Country_Team/index.asp
Sourcebook on Public International Law By Tim Hillier

. International Boundaries Research Unit. (The Geographer,1972: 17)
. The Maritime Political Boundaries of the World, 3rd Edition (Prescott & Schofield)

http://www.cisg.law.pace.edu/cisg/text/treaty.html

Cabbirka xaglaha: http://www.movable-type.co.uk/scripts/latlong.html

http://pdrcsomalia.org/publication/

"20kii March 2009 ayaa Jamhuuriyadda Yemen waxay Guddiga Xadaynta badaha Adduunka ee UN-ta u gudbisay cabbirada dhul-badeedka dalkaas xadaynaya ee ka baxsan 200nmi ee qalfoofka qaaradda, ayada oo raacaysa qodobka Article 76, qaybtiisa 8 ee Xeerka Qarammada Midoobay ee Badaha ee 10 December 1982" Sidaas waxaa ku bilowday qoraal ay 20kii Maarso 2009 faafisay shabakada UN-ta.
http://www.un.org/Depts/los/clcs_new/


 

Faafin: SomaliTalk.com | March 1, 2009

Kulaabo bogga www.SomaliTalk.com © www.SomaliTalk.com

La soo xiriir: webmaster@somalitalk.com

 
 

Copyright © SomaliTalk.com | 1999 - 2009