Heshiiska Iskaashiga Dowladda Federaalka KMG ah ee Soomaaliya iyo Puntland
Waxaa magaalada Garoowe heshiis ku Dhexmaray DFKMG iyo Puntland. Waxaana
qodobada lagu heshiisay saxaafadda u akhriyay Dr. Axmed Caydiid Ibrahim,
Wasiirka Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Dowladda Federaalka KMG ah.
Hoos ka akhri qodobada heshiiska:
2009:
Heshiiskii Puntland iyo DFKMG ku dhexmaray Gaalkacyo
Faafin: SomaliTalk.com | Aug, 2011
|