SOMALITALK.COM
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - CANADA

Waraysi: Sh. Jamaal Daahir oo ah Macallin Dhiga " Youth Shariica"


sh.Jamal xiriiriyaha shirka iyo isuduwaha oo shirkii furaya

Toronto, Canada

Dhegeyso Waraysiga.. Guji...

Kaddib markii uu dhammaaday shirkii 6aad ee dhallinyarada loogu qabtay magaalada Toronto kaddib waxaa noo suurta gashay in ay waraysi  la yeelanayo Sh. Jamaal Daahir macallin dhiga "Barnaamjka "Youth shariica" kana dhiga madarasada Khaalid Bin Waliid ee Toronto, ahaana xiriiriyahii iyo isuduwahii shirka, waraysiga oo uu qaaday Xasan Dhooye ka Dhegeyso halkan

Daawo: Sawiradii Kulankii 6aad ee Dhallinyarada

Sh. Bilal iyo Jamal oo dhagaysanaya waalid su'aal qaba

Shirweyaha 6aad ee Dhallinta Ku Barbaartay W.Ameerika

Toronto, Canada | Warbixintii Xasan Dhooye

Waxaa oo ka bilowday Hotel wayn oo kuyaala Magaalada Toronto ayaa si habvsami ah kusoo gabagaboobey.

Shir wayn oo aad loo soo qaban qaabiyey looguna tala galay da'yarta ku dhalatay ama ku bar baartay Waqooyiga America wiilal iyo gabdhoba, shirka ayaa lagu jeedinayey luuqada Ingiriisiga ayna kasoo qayb galeen Culimo waa waayn oo caan ka ah Waqooyiga America, sida:  Guji Halkan...


Khudbadihii Culimadu kasoo jeediyeen Kulanka... Guji...

Waraysi: Xoghayaha Guud ee hay'adda "Tools For Humanity"
Hay'adda Samafalka ee Qalabaynta Bini'aadaminada ee loo yaqaan "Tools for Humanity" oo loo asaasay ka qayb qaadashada horumarinta iyo dib u dhiska Soomaaliya. Sida uu warbixin Somalitalk ku siiyey Maxamed Maye oo ah Xoghayaha guud ee hay'addaas.... Guji...
DAAWO: Sawiradii Badgariirka (Tsunami)

Faafin: Somalitalk.com | April 1, 2005

Kulaabo bogga  www.SomaliTalk.com 


Habeenkii Ardayda Dhigta Jaamacada Minnesota

© www.SomaliTalk.com

SEARCH

 



HTML CD