SOMALITALK.COM
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - DHOOLAWAA

Ciise Maxamuud Dhoolawaa
dhoolawaa
Sawirka sare: SomaliTalk.com | Minneapolis, MN, USA | Maarso 15, 2005

Sawirka sare: SomaliTalk.com | Stockholm, Sweden | Maarso 19, 2005

Faafin: Somalitalk.com

Waraysi: Ciise Maxamuud Dhoolawaa
USA: SomaliTalk oo Ciise Dholawaa ka waraysatay safarkiisii Woqooyiga Ameerika, safarkiisii Puntland & Somaliland, caawinaada carruurta xanuunsan ee aan Soomaaliya wax looga qaban karin, iyo shirkadda HAFZA ee Xaafuun kiraysatay... Guji halkan.. | Maarso 19, 2005

CISE DHOOLAWAA OO KA HADLAY SHIRKII AY YEESHEEN URURKA MIDOWGA DHALINYARADA SOMAALIDA SWEDEN 
Sweden: Ciise Dholowaa wuxuu dhalinyaradii isugu jiray wiilal iyo gabdho ku baraarujiyay inay ka faa’iidaystaan fursadaha ka jira dalalkaan. “anniga Asutralia waxa ay ii qabteen iima qaban dalkayga, wuxuu i siiyay waxbarasho lacag la’aan ah, degganaansho jeer aan ka qaato jinsiyadda, waxaan idin leeyahay ka faa’iidaysta fursadaha aad haysataan oo ka xorooba qabyaaladda dalkeenii burburiyay” ayuu yiir Dholowaa oo waqtigan xaadirka ah ku mashquulsan diyaarinta Risaaladiisa Phd-ga kuna saabsan Soomaalida ku nool qurbaha. Guji...  Maarso 19, 2005


QORAALO HORE.....

Safarkii 2003

Kulaabo bogga  www.SomaliTalk.com 

© www.SomaliTalk.com

SEARCH

 



HTML CD