Wasiirka Degaanka iyo ka hortagga
Aafooyinka ee Dawladda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cismaan Maye, ayaa
sheegay in ay hayaan wax cad oo muujinaya sunta Soomaaliya, arintaas
waxa uu wasiirku u sheegay waraysi dhinacyo badan ka hadlaya oo ay la
yeelatay Canab Mumtaz.
Wasiirka waxa uu waraysigaas kaga hadlay
arimaha Sunta halista ah ee ku duugan Somaaliya, xaalufinta lagu hayo
deegaanka Somaaliya, iyo weliba khilaafka ka dhex jirey labada gole ee DFKMG.
Waraysigii wasiirka:
Halkan
ka dhegeyso...
Faafin: Somalitalk.com | April 30, 2005
Cilmi Baaristii Sunta Soomaaliya ee Dr. Bashir Sh. Mohamed ee
Sannadkii 2000
Geed Cambe ah
oo Gebi ahaantiisba Laga Shiday Dhuxul... Guji..
Kulaabo bogga www.SomaliTalk.com