SOMALITALK.COM
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
TOOLS FOR HUMANITY

WARAYSI: Xoghayaha Guud ee Hay'adda "Tools For Humanity"..

Toronto Canada

Hay'adda Samafalka ee Qalabaynta Bini'aadaminada ee loo yaqaan "Tools for Humanity" oo loo asaasay ka qayb qaadashada horumarinta iyo dib u dhiska Soomaaliya. Sida uu warbixin Somalitalk ku siiyey Maxamed Maye oo ah Xoghayaha guud ee hay'addaas.

Waraysiga oo uu Xasan Dhooye ku qaaday Toronto, Canada  Halkan ka Dhegeyso...

Tools for Humanity Waxaa lagala xiriiri karaa:
Tel(416) 614-0337, Fax (416)614-6453 | Toronto canada
E-mail: tools4humanity@canada.com  
 


Daawo: Sawirada Tools For Humanity

DAAWO: Sawiradii Badgariirka (Tsunami)


TOOLS FOR HUMANITY.... READ MORE....

WARAYSIGII SOMALITALK EE MAXAMED MAYE.... Halkan ka Dhegeyso...

Waraysigii Sh. Jamaal Daahir:
Sh. Jamaal Daahir waa macallin dhiga "Barnaamjka "Youth shariica" kana dhiga madarasada Khaalid Bin Waliid ee Toronto, ahaana xiriiriyahii iyo isuduwahii shirkii 6aad ee dhallinyarada ku barbaaray W.Ameerika, hadaba waraysigii Somalitalk la yeelatay Guji..halkan..

Faafin: Somalitalk.com | April 1, 2005

Kulaabo bogga  www.SomaliTalk.com 

© www.SomaliTalk.com

SEARCH

 



HTML CD