SOMALITALK.COM
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - DHOOLAWAA
Daabaco Boggan | Print

Qaybtii 3aad ee Waraysigii Ciise Dhoolawaa

Qaybta 3aad ee Waraysiga oo ku saabsan safar uu Dholowa ku tagay Somaliland iyo Puntland, arintaas oo SomaliTalk.com kala yeelatay waraysi meela badan taabanaya sida; Caafimaadka, Nabadgalyada, dhaqaalaha, Siyaasada iyo meela kaleba, ugu danbayn tiina talooyin usoo jeedin labada maamul ee uu booqday....lasoco qaybta ugu danbaysa ee aan Dholowa idin kaga hayno taasoo kusaabsan "shirkada Hafza".
Halkan ka dhegeyso qaybta 3aad

DAAWO SAWIRADA: Safarkii Hargeysa  | iyo |  Safarkii Boosaaso


Waraysiyadii Ciise Maxamuud Dhoolawaa:

Halkan ka dhegeyso qaybta 1aad

Halkan ka dhegeyso qaybta 2aad

Halkan ka dhegeyso qaybta 3aad

Minneapolis, USA: SomaliTalk oo Ciise Dholawaa ka waraysatay safarkiisii Woqooyiga Ameerika, safarkiisii Puntland & Somaliland, caawinaada carruurta xanuunsan ee aan Soomaaliya wax looga qaban karin, iyo shirkadda HAFZA ee Xaafuun kiraysatay... Waraysiyadii hoos ka dhegeyso:::

Qaybta 1aad: oo uu Ciise kaga hadlayo safarkiisii Woqooyiga Ameerika iyo waxyaabihii uu kala kulmay:
Halkan ka dhegeyso qaybta 1aad

Qaybta 2aad: oo ku saabsan samafalka carruurta Soomaaliyeed ee xannuunkooda aan wax laga qaban karin Soomaaliya:
Halkan ka dhegeyso qaybta 2aad

Qaybta 3aad: oo ku saabsan safar uu Dholowa ku tagay Somaliland iyo Puntland:
Halkan ka dhegeyso qaybta 3aad

Waraysighan waxaan qaadnay Maaro 15, 2005 | Updated: April 25, 2005

Faafin: Somalitalk.com

Bogga Sawirada:::


Shirkii Ururka Midowga Dhallinyarada Soomaalida Sweden oo lasoo Gabagabeyey
Stockholm: Shirkii iyo siminaarkii billowday maalinimadii sabtida ee la soo dhaafay ayaa... Guji...
»Bilowgii Shirka Ururka Midowga Dhallinyarada Soomaalida Sweden

Kulaabo bogga  www.SomaliTalk.com 

© www.SomaliTalk.com

SEARCH

 



HTML CD