.
 SOMALITALK

XAJ | RAMADAN | SIIRO | SAXAABADA | SALAT ZAKAT | SHIFODHULKA MAQAALOGABAY | OGEYSIIS | AFSOM

     ALLAH IS GREAT |

::TORONTO::

torontoShirkii 6aad ee Dhallinta Ku Barbaartay W.Ameerika
Shirweynahan oo si habsami ah ugu soo gabagabobey Toonto... Guji...

::TUKINTA::
Aamina Waduud iyo Aragtida Dunida Muslimka
Toddobaadkii hore ayey ahayd markii ugu horeysey ee salaadda Jimce ay New York ku tujisey....
Guji...

Fatwa::: Haweenku Ragga Ma Tukin Karaan

::DELL:
Shirkada Dell oo Shaqadii Dib ugu Celisey 31 Muslimiin ah
Tennessee, USA: Shirkadda Computerada ee Dell ayaa waxay shaqadii... Guji...
::XAAFIDAD::
Gabadhan da'da yari waxay ka jawaabeysa su'aal kasta oo laga weydiiyo Quraanka Guji
::XAAFID::
Cabdul Fataax waa xaafid qur'aan Somali ah oo wacdaro muujiyey Guji..
::BELGIUM::
Boqorka Belgium oo Taageeray Agaasime Difaacay Gabar Xijaaban Guji...
::DHERER::
Ninkii adduunka ugu dheeraa sannadkii 2002 waxa uu ahaa Soomaali, magaciisuna waa Guji..

SOMALIA NEWS: TODAY | SOMALIA: DAILY.NEWS | WORLD.NEWS |

Waraysigii Sh. Jamaal Daahir:
Sh. Jamaal Daahir waa macallin dhiga "Barnaamjka "Youth shariica" kana dhiga madarasada Khaalid Bin Waliid ee Toronto, ahaana xiriiriyahii iyo isuduwahii shirkii 6aad ee dhallinyarada ku barbaaray W.Ameerika, hadaba waraysigii ay Somalitalk la yeelatay.... Guji...

Waraysi: Xoghayaha Guud ee hay'adda "Tools For Humanity"
Hay'adda Samafalka ee Qalabaynta Bini'aadaminada ee loo yaqaan "Tools for Humanity" oo loo asaasay ka qayb qaadashada horumarinta iyo dib u dhiska Soomaaliya. Sida uu warbixin Somalitalk ku siiyey Maxamed Maye oo ah Xoghayaha guud ee hay'addaas.... Guji...

Waraysi: Ciise Dhoolawaa:
SomaliTalk oo Ciise Dholawaa ka waraysatay safarkiisii Woqooyiga Ameerika, safarkiisii Puntland & Somaliland, caawinaada carruurta xanuunsan ee aan Soomaaliya wax looga qaban karin, iyo shirkadda HAFZA ee Xaafuun kiraysatay... Guji...


DSC03282Minneapolis:: Shir Lagu Taageerayey Go'aankii Baarlamaanka DFKMG
Kulankaas oo ku dhammaaday buuq, waxaana goobtii kulanka yimid booliska oo..
Guji...

Shirkii Ururka Midowga Dhallinyarada Soomaalida Sweden oo lasoo Gabagabeyey
Stockholm: Shirkii iyo siminaarkii billowday maalinimadii sabtida ee la soo dhaafay ayaa... Guji...
 

»»» :::KAYDKA WARARKA:::

WARARKII 2005: JAN | FEB | MAR
WARARKII 2004::
DECEMBER | NOVEMBER | OCTOOBAR | SEPTEMBER  | AUGUST | JULY |  JUNE | MAY | APRIL | MAARSO FEBRAAYO | JANAAYO
WARARKII 2003: NOVEMBER | OCTOBER |SEPTEMBER | AUGUST | JULY |  JUNE  | MAY | APRIL | MARCH | FEBRUARY | JANUARY | WARARKII 2002: DECEMBER NOVEMBER | OCTOBER | SEPTEMBER  AGOOSTO | JULY | JUNE | MAY | APRIL | MARCH | FEBRAAYO | Janaury 2002 | Wararkii 1999-2001 

:::YOUTH CORNER:::
»Bogga Dhallinyarada Ku Barbaartay Qurbaha | Youth
:::SOOMAALIDA NORWAY:::
Shirkii Soomaalida Oslo Oo Guul Ku Dhammaaday
Dad tiradooda lagu qiyaasay (1700) oo soomali ah ayaa soo gaba-gabeeyey shir islaami ah oo... Guji...
::SUNTA SOOMAALIYA::
Meelaha ay Soomaaliya kaga duugan tahay Sunta Halista ah: Jamaame, Baraawe, Marka, Bardaale, Baydhabo, Muqdisho, Jawhar, Mareeg, Hobyo, Xaafuun, Boosaaso, Wadada isku xirta Garoowe & Boosaaso, iyo xeebaha Soomaaliya... Guji...

»Warbaahinta Adduunku Waxyaabihii ay ka Qoreen Sunta Soomaaliya

Contact/lasoo xiriir: Halkan... 
xuquuqda Qoraalada: copyright
 Link...