Ugaas Maxamad Wali oo ah Ugaaska Beesha
Mareexaan, isla markaasna ah afhayeenka salaadiinta beesha Daarood, oo aan
maanta (May 3) ka waraysanay Khilaaf ka Taagan Jagada Taliyaha Ciidanka
Booliiska Soomaaliya
Halkan
ka dhegeyso....
Waraysigaas oo ay Ugaaska la yeeelatay
Canab Mumtaz, waxa uu cabasho u soo jeedinayaa Madaxweynaha DFKMG, isla mar
ahaantaasna uu kaga hadlayaa sida uu uga soo hor jeeda magcaabida taliyahay
booliska.
Hadalada Ugaaska waxaa ka mid ahaa: Shan
sano oo uu (qof) daraawel ahaa, wuxuu kaga go'i karaa shan sano oo kale oo
uu shaqo kale qabto. Hadalkaas oo uu ugu gogo xaaranayey in Cabdullaahi
Yuusuf uu weli u dhaqmayo sidii jamhaddii, maadaama ayuu yiri uu 27 sano
Jabhad ahaa. Jamhadka waxaa lagu yaqaan keli talis-nimo, mana hayo tubtii
lagu xalin lahayd Soomaaliya, Allah haku soo duwo ayaan leenahay, ayuu ku
daray.
Waxa kale oo uu Ugaasku ka hadlay in
Shariifku (Shariif Xasan) uusan ahayn nin bisil, shariifku wuxuu rabo
mayaqaan ayuu yiri, waana nin ka liita C/laahi Yuusuf, ayuu yiri Ugaasku.
Waraysigii Ugaaska:
Halkan
ka dhegeyso...
Faafin: Somalitalk.com | May 3, 2005
Waraysigii
SomaliTalk ee Wasiirka Deegaanka Soomaaliya
Cilmi Baaristii Sunta Soomaaliya ee Dr. Bashir Sh. Mohamed ee
Sannadkii 2000
Geed Cambe ah
oo Gebi ahaantiisba Laga Shiday Dhuxul... Guji..
Kulaabo bogga www.SomaliTalk.com